Afar dowlad goboleed oo ka soo horjeestay sharci ay wado dowlada Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed ay soo saareen Wasiirada Howlaha guud ee afar ka mid ah shanta dowlad gobolleed ee ka jirta oo kala ah Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa u dhignaa sidan:- War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u soo saaray: Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Dawlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle. Sida aan wada ogsoonnahay … Continue reading Afar dowlad goboleed oo ka soo horjeestay sharci ay wado dowlada Somalia (Akhriso)